show video detail
Dagaalkii Garxajis iyo Maryaalool 1994-1997  PART 1
7.7K 6 67 25:59
Dagaalkii Garxajis iyo Maryaalool 1994-1997 PART 1
  • Published_at:2013-05-23
  • Category:Music
  • Channel:Abdikarim Ahmed
  • tags:
  • description: Dagaalkii Garxajis iyo Maryaalool 1994-1997 Waa dagaalki Garxajiska iyo Maryaaloolka is uruursaday 1994-1997. Cajaladan waxa idiin soo diyaariyey, wariyihii SNM imikana ah wasiir ka tirsan xukuumada Somaliland, Cabdillahi Maxamed Daahir (Cukuse). Qaybta Koobaad : http://www.youtube.com/watch?v=0krRPvKRQZk Qaybta labaad : http://www.youtube.com/watch?v=Xh04-hKM87k Qaybta sadexaad : http://www.youtube.com/watch?v=T8BCD9UdEpE Sababta aan videogan usoo galiyey Youtubeka maxay tahay? Waa taariikh madow oo Somaliland soo martay balse laga soo gudbay hadda oo maanta Somaliland ku sugan tahay heer caalami ah oo dadka oo dhami ay walaalo yihiin. Waxan rabaa in qof kasta oo videogan daawanaya uu ku cimri qaato in xornimo, xoriyad iyo in nabad lagu wada noolaado aysan ahayn shay sahlan oo si fudud lagu heli karo. Waxan raba in aan dadka ogaysiiyo in Somaliland leedahay baal madaw oo taariikhi ah oo ay usoo martay nabadan ay maanta ku faanayso ee aan odhan karoba waa mandaqada ugu nabada badan leh geeska Afrika. Aniga cuqdad igama aha videogani, qof kasta oo daawanayana ma rabo inuu cuqdad is galiyo oo dad walaalihi ah u qaado, maxa yelay Isaaq oo dhami waa walaalo, iyaga shalay is dilay maantana nabad ku wada nool wadan ay dhisteen oo ay abuureen.
ranked in date views likes Comments ranked in country (#position)
2013-05-27 3,274 2 43 (Sweden,#41) 
2013-05-28 7,715 6 67 (Sweden,#89)