show video detail

WAXAA MAANTA MAGAALADA KA BILOWDAY HOWLGALLO BALLAARAN OO AY CIIDAMADA MAAMULKA JUBBALAND AY KU SUGA
- Published_at:2013-07-21
- Category:Music
- Channel:Somali Channel
- tags:
- description: AYADOO MAALMIHII UGU DAMBEEYAY AMAANKA MAGAALADA KISMAAYO UU SII XUMAANAYAY ISLAMARKAASNA MAGAALADA AY KA DHACAYEEN FALAL ISUGU JIRA DILAL IYO DHAC AYAA WAXAA MAANTA MAGAALADA KA BILOWDAY HOWLGALLO BALLAARAN OO AY CIIDAMADA MAAMULKA JUBBALAND AY KU SUGAYAAN AMAANKA. HOWLGALADAAN AYAA YIMID KADIB MARKII SHALAY AY MAGAALADA KA DHACEEN QARAX MIINO IYO DHAC KALA DUWAN.
ranked in date | views | likes | Comments | ranked in country (#position) |
---|---|---|---|---|
2013-07-23 | 4,097 | 7 | 2 |
(![]() |