show video detail

Ragu waa is Guursan karaan- Xildhibaan Daahir amiin Jeesow.!
- Published_at:2013-06-10
- Category:News & Politics
- Channel:Fernando Torres
- tags:
- description: Xildhibaan Daahir amiin jeesoow oo ka Tirsan barlamanka DF Somalia ayaa ka dhawaajiyey Hadal dad badan qarracan iYo walal ku ridey, Xildhibaanka ayaa soo dhaweeyey sharci ay ansixiyeen barlamanka dalka uganda oo ahaa in ragu is guursan karaan, dumarkuna sido kale Xildhibaanku wuxuu sheegay inay Tahey arin Huromar ah oo dimuqraadi ah, waxey sahlaysa guurka, dunida horumartayna waxey ka Tahey caadi ayuu Yiri xildhibaanku, mar la weydiiyey sida ay u dhici karTo arinTaas ayuu xildhibaanku Sheegay inay jirTo siminaar Lagu barto ama Tabar loo maro inta aaney Labada nin is guursan!!
ranked in date | views | likes | Comments | ranked in country (#position) |
---|---|---|---|---|
2013-06-12 | 2,138 | 6 | 61 |
(![]() |
2013-06-13 | 26,797 | 18 | 111 |
(![]() |