show video detail
Hees Laamashoosho Hassan wado -Waagacusub Tv.mpg
2.7K 2 2 04:22
Hees Laamashoosho Hassan wado -Waagacusub Tv.mpg
  • Published_at:2012-05-05
  • Category:Music
  • Channel:kaamilotv
  • tags: Hassan wado, Xasan wado, Hees Laamashoosho.Niiko, dhaanto, Ciyaar dhaqan, siigo
  • description: http://waagacusub.com - Hees Laamashoosho --- Yaa Leeyla Ladi waayee La'aantaa leeylaa. ---- Laamashooshoo. Love Jaceylbaa Laabta jiifoo Loodin waayee Leeylaa, ---- Yaa Leeyla Ladi waayee La'aantaa leeylaa. Lahashadaadaa Leeygu laaqoo Laactankaagaan Laama loosaa Leeyla ---- Leeylkiibaan Soo lagdoodaa Laama ubaxlaan Kuu lulaa Leeyla. ---- Yaa Leeyla Ladi waayee La'aantaa Leeylaa Lamaanteeydaay Laqanyadaadiyo Laxawsigaagaan Ladibi waayee Leeylaa -- Laafyahaagaan Liishka saaroo Labaca beerkaad Lahamsataayee Leeylaa ---- Yaa Leeyla Ladi waayee La'aantaa Leeylaa Leeylkiibaan Soo lagdoodaa Laama ubaxlaan Kuu lulaa Leeyla. Yaa Leeyla Ladi waayee La'aantaa Leeylaa Erayo iyo Laxan Dahir Alasow
ranked in date views likes Comments ranked in country (#position)
2012-05-09 2,732 2 2 (Netherlands,#79)