show video detail

Fadeexad Siilaanyo oo bas weyn saaran Turkiga - Waagacusub Tv
- Published_at:2013-03-23
- Category:News & Politics
- Channel:kaamilotv
- tags:
- description: http://waagacusub.com- DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay. Telefishinka Somaliland ayaa baahiyay Muqaal laga xishooda oo been iyo qiyaali lagu laray. Muuqaalka uu sii daayay Telefishinka Somaliland wuxuu daaha ka rogay fadeexad weyn oo ka marqaati kacday in Madaxweyne Siilaanyo bas lagu geeyay Hotel-kii uu ka degay Istanbul,iyadoo telefishinkana uu Video ka duubay Baabuur dhex mushaxeeysay Faras Magaalada Istanbul. Muuqaalka uu sii daayay ee la soo dhigay Barta Waagacusub Tv ku leedahay Youtube ayaa muujinaya Madaxweyne Siilaanyo oo Boorso sita iyo Xaaskiisa oo boorso weyn xambaarsan halka Madaxda lagu yaqaan in Boorsooyinka loo qaado . Todobaadkaan qosolka iyo shaaheeynta meel walba waxay tahay Madaxweyne boorsadiisa xambaarsan,Baskii Dadweynaha soo raacay ,Telefishinkii Somaliland oo shacabka u sheegaya in heer Caalami loo qaabilay. La yaabku wuxuu yahay dadka Soomaaliyeed ma indhaha ayey la yihiin ? Jawaabtu waa Maya ee CADANBAA LAGA HEESAYAA.
ranked in date | views | likes | Comments | ranked in country (#position) |
---|---|---|---|---|
2013-03-25 | 9,560 | 2 | 22 |
(![]() |