show video detail
marxuum Guleed Maxamud Maxamed
8.8K 0 12 05:11
marxuum Guleed Maxamud Maxamed
  • Published_at:2013-06-14
  • Category:Film & Animation
  • Channel:QanjeyMedia Abdulkadir
  • tags:
  • description: 1:11am magaciisa waxaa la yiraahdaa Guleed Maxamud Maxamed waa 30 jir waxoo is ka soo tuuray dobaqa sadaxaad ee ugriga loo yaqaano Afar iyo tobanka (14) ee somalida degaan u ah kaasoo sharidaro la gu daganyahay, taas oo loo aaneeynaayo wadanka talyaniga aan ceer bixinin iyo hooy lagu hoydo saad daraadeed somalida waxeey xoog ku jabsa guryo waa ween eey wada dagaan taas eey ku sacidaan gaalo ka soo horjeedo midb takoorka ka jiro wadamada yuru waxa meesha soo buuxdhaafiyay somalida ku nool magaalada Firenze waxaa gobjoog ka ahaa gudoomiyaha jaaliyada somalia Cusman john oo ku magac dheer( cusman gaal) .oo ka hadlay dhibaatada somalida ku heeysata wadanka talyaniga asoo ku tilmaamay xabsi gor ka fun.
ranked in date views likes Comments ranked in country (#position)
2013-06-16 8,782 0 12 (Netherlands,#86)  (Sweden,#4)