show video detail

Cambareynta Dahabshiil ee Somali Channel Tv baahisay
- Published_at:2012-07-12
- Category:Music
- Channel:khaatuma
- tags: Dahabshiil, Somali Channel tv, Universal Tv, nala fiidso, heeso, Golaha guurtida Somalia, Alqaeda, Dhiigshiil, Cambaareen, Somaliland, Awdal state, Galmudug State
- description: http://khaatuma.com - Muqdisho--KNN--Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka somalida oo kulan ku yeeshay muqdisho ayaa waxa ay eedeyn kulul dusha kaga tureen shirkada Dahabshiil Nabadoon Cali Xasan Ibraahim oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ka soo jeeda koofurta Soomaaliya ayaa sheegay in Dahabshiil aysan ka qeyb qaadan caawintii loo sameeyay dadka reer koonfurka ah ee abaaraha ay sida daran u saameeyeen. Aadan Maxamed Mayow oo isna kulanka ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in shirkadaan dhaqaalihii ay ka faa'iday koofurta Soomaaliya ay ku maal galisay gobolada waqooyi. C/laahi Siid Cali Xuseen ayaa ugu baaqay Dahabshiil in ay ceebta iska dhaqdo isla markaana ay ka qeyb qaadato caawinta dadka tabaaleysan ee Soomaliyeed. Dhawaan ayey aheyd markii ay dad ku sugun Liibiya ay sheegeen in ay xayirtay lacaga ay lahaayeen.
ranked in date | views | likes | Comments | ranked in country (#position) |
---|---|---|---|---|
2012-07-15 | 1,288 | 5 | 23 |
(![]() |
2012-07-16 | 1,573 | 5 | 23 |
(![]() |