show video detail
Fadeexo Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa - Asaasaqnimo
5.7K 10 33 06:45
Fadeexo Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa - Asaasaqnimo
  • Published_at:2013-04-23
  • Category:News & Politics
  • Channel:kaamilotv
  • tags:
  • description: http://waagacusub.com - Madaxweynaha Somaliland ayey fadeexad iyo ceeb ka raacday xafladii Atlanta Council Washington kadib markii uu garan waayay tirada Golaha Wasiiradiisa iyo Wasiirada haweenka ah. Siilaanyo oo muujiyay inuu asaasaqay ,waxna kala socon Maamulka uu Madaxweynaha ka yahay wuxuu weeydiiyay Wasiirkiisa arrimaha Dibadda Mohamed Bajaaaj,wuxuuna ku yiri " Horta imisaa haweena Wasiirada Xukumadda" Bajaaj ayaa ugu jawaabay labo ayaa dumara laakiin waxaa ka sii darneed markii la weydiiyay tirada Golaha Wasiiradda Somaliland waa imisa,inta uu jaa jaaleeyay ayuu hadana weydiiyay Bajaaj. Sheekada ugu yaabka badan waxay tahay aqoonyahaniintii Suaalaha weydiinayay mar walba lahaayeen Somalia ,iyadoo aan magaca Somaliland laga maqal dhamaantood.
ranked in date views likes Comments ranked in country (#position)
2013-04-25 5,658 10 33 (Sweden,#84)