show video detail
![FARXIYA FISKA HEES CUSUB DAADIS AH - WADADA KU QUL QUL 2015](http://i.ytimg.com/vi/x38MLm7mIfw/mqdefault.jpg)
FARXIYA FISKA HEES CUSUB DAADIS AH - WADADA KU QUL QUL 2015
- Published_at:2015-03-07
- Category:Music
- Channel:deeyooDOTcom
- tags:
- description: FULL LYRICS Fiiri. www.deeyoo.com . Boqorada Codka Farxiya Fiska ayaa soo saartey Hees la yaab leh oo ay dad badan is weydiinayaan sababta iyo ujeedada Heestan oo u muuqata mid dharka looga siibayo Rag Xumayaasha ee dhageysi wanaagsan. Full Lyrics. Qosolka beentiyo, Qalbi jileecey nagu qaldaayaan. Markaad qadarisoo Qiimo u yeeshay Qab weyni yeeshaan Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul. Yara qabowso, qofaan ku rabin la iskuma qorqoree Qandhada Jaceyl hore kuugu qaaday ila qeybsan weyde Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul. Markaad Qurxoontahay Qoortaadu dheertahay Qalanjey ku dhahayaan. Qoys markaad u noqoto Qiima u yeeshey qaloocanayaan. Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul. Hit The road waryaahee Wadada ku QUL QUL.
ranked in date | views | likes | Comments | ranked in country (#position) |
---|---|---|---|---|
2015-03-13 | 69,523 | 780 | 192 |
(![]() |